..
..
 
Muuqaalo
 
 

TAARIIKHDA DAHABKA AH


Taariikhda Shahiid Sheekh Cabdallah Cazzaam


TAARIIKHDA DAHABKA AH EE
Imaam Xamuud Bin Cuqlaa Al-shucaybi

 Qaybtii 1aad


Wareysi aan la yeelanay Wakiilka Shabaabka ee Hiiran iyo G/gadud.


BAYAANKII SHABAABKA EE SHIRKA ASMARA
(CARABI)


BAYAANKII SHABAABKA EE SHIRKA ASMARA
(SOMALI)


 

WARARKA OO FAAHFAAHSAN

 

Guddiga Musaalaxada ee Dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab oo heshiis buuxa dhix dhigay beelo 2 sanadood ka badan kuwada colaadsanaa gobolka Galgaduud.

Sabti 11 Jamaadul Aakhir 1429 = 15/06/2008


Iyagoo ka duulaya Aayaha Quraanka Kariimka ee tilmaamaya sida ay lagama maarmaan u tahay heshiisiinta dhexda Muslimiinta iyo Mu'miniinta ayaa guddiga dhanka Musaalaxada u qaabilsan dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab waxa uu ku dhaqaaqay dadaal mudo soconayay kaasi oo ay ku soo afjarayeen colaado beelo Muslimiin walaalo ah u dhexeeyay kuwaasi oo kuwada dhaqma gobolka Galgaduud.

Allaah mahadiisa kulankii ugu danbeeyay ee gabagabada dadaalada guddiga Musaalaxada ayaa shalay ka dhacay deegaanka Xiindheere halkaasi oo heshiis rasmi ah lagu wada saxiixay.

Culimo ka socotay dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab,iyo waxgarad iyo odayaal ka socday beelihi colaado dhex taallay ayaa goob joog ka ahaa kulanka Xiin Dheere,iyadoona halkaasi si wada jir ah la isku wada cafiyay,wixi dhib la isku geystayna lagula kala qaatay shareecada Allaah soo dajiyay ee Islaamka,taasi oo dhamaan ay beelaha kuwada raali noqdeen.

Hogaanada Guddiga Musaalaxada ee Dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab oo hadal u jeediyay odayaasha dhaqanka beelahaaasi iyo waxagaradki kulanka joogay ayaa aad ugu baraarujiyay khatarta ka dhalan karta dagaallo dhex mara dad Muslimiin ah iyo sida diinteena Islaamka ay u reebtay daadinta dhiig Muslim,iyadoona Kitaabka Allaah uu na farayo wixii muran ah ee dhexdeena ka dhaca in aan isaga ku kala xalisano isla markaana laga fogaado gacan ka hadalka sababaya daadashada dhiiga qofka Muslimka ah.

Allaah mahadiisa aad ayay ugu riyaaqeen odayaasha beelahaasi miraha dadaalkii la waday kaso baxay iyo heshiiska lagu dhawaaqay,iyadoona halkaasi lagu wada aasay colaad Jaahiliyo ah oo mudo 2 sanadood ka badan ka dhex oogneyd dadkaasi walaalaha ah.

Waxaa markii ugu horeysay si walaaltinimo ay ku jirto la isugu fasaxay ceelashii Biyaha ee beel waliba gooni u cabi jirtay in la isla wada cabo,meeshana laga saaro xuduudihi u dhexeeyay dadka wada dhashay ee wada caabudaya Allaah qura,Nabi Mux'ed CSW u raacsan Rasuul Allaah soo diray.

Dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab waxaa uu sidaasi oo kale beelo walaale ahaa ku heshiisiiyay deegaanka Kamsuuma ee gobolka Jubbada Hoose,marka aanu dhexdeena sidaasi u hagaajineyno muranada naga dhexeeyana gees isaga dhigeyno waxay qeyb ka tahay dadaalka Mujaahidinta Al-Shabaab ee ku aadan in dhamaan cadaawadda Umadeena meel qura loo wada leexiyo,taasi oo ah in ay la wada cololeytamaan Cadowga Allaah ee gaalada ah iyo wixii raacsan ee Ridada ku jira.

{ وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ وَلَكِنَّ الْمُنَافِقِينَ لا يَعْلَمُونَ}

اللهم منزل الكتاب سريع الحساب هازم الأحزاب

اهزم الإثيوبيين الصليبيين وإخوانهم المرتدين ومن كان في صفــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــهم

KALMADDA MUJAAHIDKA


Fariintii Amiirka Al Shabaab Sheeh Mukhtaar Abu Zubeyr (Dhageysi)



Qeyb kooban oo kamid ah diyaar garowgii Jabhadda Mujaahidiinta Shabaab ee Bay iyo Bakool.
(Daawo)



Kalmaddii Sheekh Mukhtaar Abu Mansuur (dhagaysi)



Sheekh Aadan Xaashi Cayrow (Abu Muxsin Al Ansaari) oo fariin labaad soo diray.
(dhagaysi)



Kalmaddii Sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf
حقيقة حزب التحرير (maqal iyo muuqaal)


Dariiqa Toosan

- Qaybtii 1aad

- Qaybtii 2aad

- Qaybtii 3aad

- Qaybtii 4aad

- Qaybtii 5aad

- Qaybtii 6aad











..