Warbixintii ugu danbeysay ee dagaalka Matabaan oo haatan istaagay,cadowga Tigreega oo khasaare xoogan soo gaaray.
Talaado 28 Jamaadul-akhir 1429 =01/07/2008
Waxaa istaagay dagaalki xooganaa ee maanta ka soconayay deegaanka Matabaan ee gobolka Hiiraan kaasi oo maanta si xoog badan loogu gumaaday cadowga Tigreega oo markii horeba lagaga soo yaabiyay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.
Dagaalka ayaa ku billowday kamiin ay Mujaahidiinta Al-Shabaab u galeen cadowga Tigreeda marki ay kasoo baxeen Guriceel,laakin Ciidanka Tigreeda oo qal qalsanaa marna gaadiidka raacayay marna lugeynayay ayaa kolkii ay jidgooyada ku dhaceen ka cararay Mujaahidinta.
Marki dagaalka lagu bilaabay oo ay carareen ayay go'aamiyeen hogaanada Mujaahidinta in aan laga harin lana cayrsado taasi oo keentay in dagaal qaraar uu halkaasi ka billowdo.
Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa ilaa 3 aag ka galay dagaalka halka ay walaalo kale dagaalka aagag kale kasoo galeen taasi oo keentay in dagaalku uu adkaado,awoodii cadowgana la wiiqo.
Dagaalka ayaa sababay khasaare lixaad leh oo soo gaaray cadowga Tigreega iyadoona lagu gubay dagaalkii maanta tiro kamid ah gaadiidka Uuralaha Tigreeda,waxaana laga yaabaa in saraakiil sar sare cadowga ay dagaalka kaga bakhtiyeen.
Cadowga Tigreega waxaa uu maanta gumaad ba'an kula dhaqaaqay buuraha goobihi lagu hardamayay oo hubkoodi cuslaa ay ku garaaceen iyagoo u maleeya in ay Mujaahidintu ku jiraan,sidaasi oo ay tahayna waxaa jirta tiro Mujaahidinta kamid ah oo dagaalka ku shahiiday.
Hadda dagaalku wuu istaagay waxaana Mujaahidiintu ay ku sugan yihiin aagagooda iyadoona ay u diyaar gareysan yihiin in ay dagaal qaadaan mar waliba oo amar lagu siiyo.
{ وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ وَلَكِنَّ الْمُنَافِقِينَ لا يَعْلَمُونَ}
اللهم منزل الكتاب سريع الحساب هازم الأحزاب
اهزم الإثيوبيين الصليبيين وإخوانهم المرتدين ومن كان في صفــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــهم