Cadowga Tigreega oo ku ciil baxay Suuqa Bakaaraha kadib markii uu ku fashilmay shirqoolkiisii.
Talaado 14 Jamaadul-akhir 1429 =17/06/2008
Cadowga Tigreega ayaa ku ciil baxay dadka rayidka ah sida caadadiisa aheydba kadib markii uu ku fashilmay shirqoollo ay maleegayeen oo Allaah uu ku kashifay gacmaha Mujaahidiinta Wadada Allaah.
Galabta ayay cadowga Tigreega kadib marki ay ciidamo dheeraad ah keeneen Isgoyska Florence waxaa ay isku dayeen in ay kuso qamaamaan dadka rayidka ah deegaanadoda ee Xararyaale si ay shacabkeena dhibaato ugu geystaan.
Hayeeshee markiiba la arkay ayay Mujaahidintu wixii meeshaasi ka ag dhawaa ka hortageen iyagona Allaah fadligiisa isku horgooyay deegaanadaasi in ay soo galaan gaalada.
Waxaa yaab aheyd galabta iyadoona dagaal lagala horjeedo cadowga Tigreega in goobo ay kamid yihin Xerada Asluubta iyo Isgoyska Florence ay ka duqeeyeen Suuqa Bakaaraha iyo goobo badan oo rayid degan yahay,taasi oo muujineysa daciiftinimada gaalada doofaarada ah iyo sida aysan xitaa dagaalka dhabta ah u garaneyn.
Madaafiic ayay la dhaceen shacab aan waxba galabsan halkaasi oo waxyeello kala duwan ay kasoo gaartay dad badan kuwaasi oo wadooyinki goobaha caafimaadka loo marin lahaana ay gaala raacyadu jareen.
Mujaahidinta Al-Shabaab waxaa ay ugu baaqayaan shacabka Somaliyeed nuuc waliba oo ay leeyihiin in ay ka kacaan hurdada ogaadaana cadowga Allaah in uu usoo xuubsiibtay baabi'inta wixi ka haray shacabka kadib marki uu dulleeyay Culimada Muslimiinta.
Waqti la haro lama joogo,Laa ilaaha illa Laahu ayaa na dacweyn doonta oo maanta cadow uu kusoo duulay una baahan cid u gargaarta,hadaan diidna waa in aan ogaana Allaah diintiisa in uusan ciidan u weyn doonin.
{ وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ وَلَكِنَّ الْمُنَافِقِينَ لا يَعْلَمُونَ}
اللهم منزل الكتاب سريع الحساب هازم الأحزاب
اهزم الإثيوبيين الصليبيين وإخوانهم المرتدين ومن كان في صفــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــهم