Weerar Xoogan oo lagu qaaday Xerada Tigreega ay ku leeyihiin Warshadda Baastada ee Tigreega.
Arbaco 6 Jamaadul Aakhir 1429 = 11/06/2008
Ciidamada u diiday cadowga Tigreega in ay dhulka Somaliya ku nastaan ayaa caawa gabal dhacii waxaa ay weerar ku qaadeen fariisinka gaaladu ay ku leeyihiin Warshadii Hore ee Baastada,halkaasi oo dagaal adag ka dhacay kuna faafay qeybo kamid ah Caymiska illaa Carafaat.
Cadowga Tigreega ayaa madaafic lala dhacay iyadoona si toos ah looga hortagay,taasi oo keentay in khasaare xoogan uu soo gaaro maadaama ay waayihi u danbeeyay ahaayeen kuwo awoodoodii Allaah fadligiisa ay wiiqmatay.
Tigree dooneysay in ay soo gurmato ayaa hadane loo galay qeybo kamid ah Caymiska,iyadoona lagu qaaday weerar aysan filaneyn oo waxyeelo ay kasoo gaartay.
Gaalada diinteena iyo dalkeena kuso duushay ayaa qarka u saaran in ay jabaan,iyadoona marnaba aysan ogolaan doonin ciidanka Mujaahidiinta in ay gaaladu dib kaga soo kabsadaan gumaadkii ku gaaray sanad dhan oo dagaal Jihaad ah lagula jiray.
{ وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ وَلَكِنَّ الْمُنَافِقِينَ لا يَعْلَمُونَ}
اللهم منزل الكتاب سريع الحساب هازم الأحزاب
اهزم الإثيوبيين الصليبيين وإخوانهم المرتدين ومن كان في صفــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــهم