..
..
 
Muuqaalo
 
 

TAARIIKHDA DAHABKA AH


Taariikhda Shahiid Sheekh Cabdallah Cazzaam


TAARIIKHDA DAHABKA AH EE
Imaam Xamuud Bin Cuqlaa Al-shucaybi

 Qaybtii 1aad


Wareysi aan la yeelanay Wakiilka Shabaabka ee Hiiran iyo G/gadud.


BAYAANKII SHABAABKA EE SHIRKA ASMARA
(CARABI)


BAYAANKII SHABAABKA EE SHIRKA ASMARA
(SOMALI)


 

WARARKA OO FAAHFAAHSAN

 

Dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab oo xukun qisaas ah ku fuliyay mid kamid ah Mujaahidiinta Jabhadda Bay iyo Bakool,oo fal dil ula kac ah ka geystay degmada Waajid.

Arbaco16 Rabiicul thani 1429 = 23/04/2008


Allaah Subxaanu Wa Tacaalaa wuxu Kitaabkiisa ku leeyahay:

وَ لَكُمْ فِي القِصَاصِ حَيَاةٌ يآ أوْلـِى الألـبـَابِ لَعـَلَّكُمْ تــتَّـقون
البقرة : 179

Magaalada Waajid ee gobolka Bakool waxaa ay kamid tahay magaalooyinka Cadowga Allaah laga xoreeyay,ee ay gacanta ku hayaan Mujaahidiinta Al-Shabaab,sidaasina waxaa halkaasi si dhab ah uga dhaqan galay Shareecada Islaamka oo lagu xakuntamo iyo cid waliba oo xuquuq leh oo loo celiyo.

Galabkii Khamiista taariikhduna ay ku beegneyd 18 Rabiicul Thani 1429H,oo ku beegan 24 April 2008M ayuu geystay C/Raxmaan Xasan Kuusow oo kamid ah Mujaahidiinta Al-Shabaab fal dil ah oo ka dhan ah marxuum Aadam Cali Ibraahim,waxaana arrinkaasi la iskula tagay Maxkamadda Sharciga ah.

Kadib markii ay eegtay arrinkaasi Maxkamaddu waxaa ay go'aamisay in falka dilka ah ee walaalkeenu geystay uu ahaa mid ula kac ah,waxaana loo bandhigay Waliga ama qofka leh dhiiga qofka la dilay in uu mid sameeyo:-Cafis,Diyo ama Qisaas,Waxaana waligu uu doortay in looga qisaaso walaalkeena dilka ka geystay.

Walaalkeena C/Raxmaan Xasan Kuusow wuxuu isku dhiibay Xukunka Allaah,wuuna u hogaansamay isagoo ku qanacsan,waxaana uu dhahay oraahdani qaaliga ah(Waan u riyaaqsanahay Xukunka Allaah in laygu fuliyo,sababtoo ah aniguba,uma aan jihaadeyn mooyaane in Xukunka Allaah aan qaato gacanna aan ka geysto in uu hirgalo)Sidaasi ayaa Xukunka loogu fuliyay walaalkeen Allaha u naxariistee,Jannadiisiina ka waraabiyee.

Waxaa in la sheego mudan magaalada Waajid oo aheyd mid aad abaaro ay u saameeyeen,isla markaana ehelkeedu aysan helin roobabkii xilliga ay da'i jireen,laakin qadarta Allaah xabaddii ugu horreysay markii lagu dhuftay walaalkeena ayuu Cirkii dhamaan saxaab isku soo xiray,kaasi oo kadib roob naxariis leh oo lagu diirsaday keenay in uu ka da'o guud ahaan magaalaada Waajid.

Sidaasi daraadeed Mujaahidiinta Al-Shabaab waxaa ay caddeynayaan arrimaha soo socda:-

1- Nin jecleysa naguma qabanayo fulinta Shareecada Islaamka,Xuduuda Allaah-na inaguna dadka waan ku fulineynaa waana isku fulineynaa,waliba kahor dadka inaga ayaa isku dhaqan galineyna,sida uu leeyahay Rasuulkeenu SCW:

" أقيموا حدود الله في القريب والبعيد ولا تأخذكم في الله لومة لائم". (صحيح الترغيب والترهيب:2352).

2-Dhacdadani waxaa ay jawaab cad u tahay kuwa Mujaahidiinta meel kaga dhaca,kuna eedeeya wax aan jirin oo ah in ay dadka iska gaaleysiiyaan sabab la'aan,ayna banneystaan dhiiga Shacabka Muslimiinta ah,si xaq darro ahna ku daadiyaan,waa kanee inaguba qisaas ku fulineynaa mid kamid ah geesiyaasheena,Allaha gaarsiiyee darajada Shuhadada.

3-Waxan xaqiijineynaa in aanu inagu aheyn kuwa khalad uusan ka dhaceyn,waxaana dusha u ridaneynaa masuuliyadda howlaha iyo dhaqanada ciidankeena.

4-Ugu danbeyn waxaanu shacbigeena Muslimka ah ku dajineynaa in inagu aanu dooneyn daadinta dhiig Xaraam ah,balse waxaanu dooneynaa waa in shareecada Allaah si buuxda ay kaga dhaqan gasho guud ahaan dalka Somaliya,sidaasi ayuuna ku jiraa Kheyrka shacabkeena iyo Umadeena qaaliga ah,Nabigeena SCW dhankiisa waxaa ka sugnaaday in hal xad oo dhulka lagu oogaahee uu dadka dhulkaasi kaga kheyr badan yahay 40 habeen oo roob u da'aahi.

"إقامة حد في الأرض خير لأهلها من أن يمطر أربعين ليلة". (صحيحالترغيب والترهيب: 2350)

Allow walaalkeen C/Raxmaan u naxariiso,wuxuu isku soo dhiibay Xukunka Allaah xilli Adduunka oo dhan laga gacan bidxeynayo qof waliba oo loogu yeeraahina uu ka san taagayo.

Allow u naxariiso walaalkeen C/Raxmaan wuxuu ahaa in uu Jihaadayo xilli Muslimiinta badankood ay ka fariisteen Jihaadka,adduunka oo idilna dagaal lagula jiro cidii jihaad u duubata.

 

 

 

 
KALMADDA MUJAAHIDKA


Fariintii Amiirka Al Shabaab Sheeh Mukhtaar Abu Zubeyr (Dhageysi)



Qeyb kooban oo kamid ah diyaar garowgii Jabhadda Mujaahidiinta Shabaab ee Bay iyo Bakool.
(Daawo)



Kalmaddii Sheekh Mukhtaar Abu Mansuur (dhagaysi)



Sheekh Aadan Xaashi Cayrow (Abu Muxsin Al Ansaari) oo fariin labaad soo diray.
(dhagaysi)



Kalmaddii Sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf
حقيقة حزب التحرير (maqal iyo muuqaal)


Dariiqa Toosan

- Qaybtii 1aad

- Qaybtii 2aad

- Qaybtii 3aad

- Qaybtii 4aad

- Qaybtii 5aad

- Qaybtii 6aad











..